Madaxweyne Farmaajo oo dhameystay booqashadii Jabuuti, una duulay dalka..

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta u ambabaxay Dalka Turkiga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa, Recep Tayyip Erdoğan. Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Mudane C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in Madaxweyne farmaajo iyo dhigiisa Erdogan … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo dhameystay booqashadii Jabuuti, una duulay dalka..